Guri Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawinno. StrengthME waxay siisaa maareynta walbahaarka iyo ilaha adkeysiga lacag la’aan qofkasta oo jooga Maine oo la kulma falcelin walaac leh Cudurka Faafa ee COVID-19 Wixii ku saabsan gargaarka gobolka oo dhan wac: 207-221-8198 Maalin kasta 8da subaxnimo ilaa 8da fiidnimo Kheyraadka Ma tahay adiga ama qof aad daryeesho inaad la kulanto walaac la xiriira COVID? Welwelka laga qabo qaadista fayraska, carqaladeynta nolosha, go’doominta iyo arrimo kale ayaa saameyn ku yeelan kara. Raadi Kheyraad Wada-hawlgalayaasha StrengthME waa isbahaysi ka kooban ururada bulshada iyo wakaaladaha iswaafajinta ee ka shaqeeya inay bixiyaan maareynta culeyska iyo taageerada fayoqabka ee xilligii COVID. Eeg Wada-hawlgalayaasha Ku saabsan StrengthME waxay bixisaa qalab bilaash ah oo lagula tacaalo culeyska faafa. Haddii adiga ama qof aad taqaanid uu raadinayo taageero, StrengthME waa meesha ay tahay. Wax dheeri ah baro